WAA MACAAN IYO DABIIC WAANA MID LAJECELYAHAY
Author Archives: dabiici
WAA MALAB CAJIIB AH OO QIIMO BADAN RUNTII
malabka waa caafimaad waxa uuna uronyahay aadanahay, malabka soomaaliya waa mid aad u sareeya qiimaha ahan malabka qaali maahan waase arin fiican taasi malabka waa daawo