Soodhawow
Maamule waxa nahay shirkad malabka dabiiciga ah ee dalka ka iibisa hotelada, waxana kamid ah macmiisheena mudda aan uadeegeynay
waxa hubaal ah in dadka hada ey waayadii dambe ku baraarugayeen daryeelka caafimaadkooda, ayna isasoo tarayaan hotelada ka guurya malabka socorta kasameynsan ee dibada ka yimaada, sidaa awgeed kamid noqo hotelada masuuliyadaiska saaray caafimaadka macaamiishooda oo kusoo biir adeegeena dabiici for hotels.
hadii aad nagu soo biirto waxad heleysaa:
MALAB AAN KAA KALA GO’IN
QIIMO KU RAALI GALIYO
LACAGTA OOD GADAAL KABIXO
ugu dambeyn waalagasoo horeeyay lkn masoo daahin, ee gacmo furan iyo adeeg dhameystiran kusoo dhawow kanamid noqo hotelada iyo maqaayadaha garowsaday in ay waajib tahay badbaada bulshada iyo la dagaalanta sokorta.
waxaii faahfaahin ah nagala soo xiriir
Call us
+252613272670
Send us an email
dabiicigroup@gmail.com
