sahankii dabiici
Dabiici
Inkasta oo qisadiisu wax badan ka horreysay Curashadiisa, dabiici waxaa la aasaasay 5/4/ 1446 Hijri oo ku beegan 8/10/2024.
Sababta u wayn ee loo aasaasay Dabiici ayaa ah in uu baari’ u noqdo bulshada, kana ilaaliyo waxkasta oo liddi ku ah dhaqankeenna suuban & xeerarka Ganacsiga.
Ma sahlana in aad abuurto Brand waafaqsan magaca uu wato, balse haddaan nahay team ka dabiici waxaynu isku ballansannay, innaga oo ALLE u kaashanayna, in brand kan uu noqdo sumadda hufnaanta iyo howl-wanaagga.